E-commerce oo isticmaalkiiso kusoo badanayo Somaliland iyo Somalia

    4
    0

    Shirkado badan oo hadda soo kacaya ayaa sanadadii ugu dambeeyay kor u qaadaya adeega loo yaqaaan E-coomerce.

    Adeegan ayaa suurtagal aad ugu fudaydinaya ganacsiga markuu qofkii isagoo gurigiisa jooga online dalabka ka samaynayo ka bacdina gurigiisa loogu keenayo

    Wadamada hore u maray iyo qaar badanoo afrikaan ah ayaa adeegani uu ganacsiga kale traditional-ka ah (Retail) suuqa ka saaray.

    Fursad

    Waxa la filayaa inuu adeegga noocani ku sii badan doono wadamada soo kacaya ee afrika. Sidoo kale ayaa waxa la arayaa shirkado badan oo Somaliland iyo Somalia ku yaala oo fursadan ka faa’idaysanaya.

    Waxa ka mid ah shirkadahan Soomar, Adeego.so, Dalxiis.com iyo Gulivery.com.

    Shaqola’aanta

    Waxa lagu sheegaa inay dhalinyarta Somaliland iyo Somalia badankood (qiyaas ilaa 80%) ay bilaa shaqo yihiin. Fursdahan la socda horumarka Technology-ga ayaa wax badan ka bedeli kara noloshooda iyo mustabalkooda dhaw.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here