Home Wararkii ugu dambeeyay Maamulihii Jeelka Ogadenia, Colonel Shamaahiye, oo la xidhay

Maamulihii Jeelka Ogadenia, Colonel Shamaahiye, oo la xidhay

2
0
Shamaahiye Faarax
Shamaahiye Faarax

Dawladda federaalka Ethiopia ayaa soo qabatay oo jeelka ku riday maamulihii Jeelka Ogaden.

Shamaahiye Sheekh Faarax wuxu ahaa sarkaal ka mid ah liyu police-ka qaybta SRS paramilitary unit ee dawlad degaanka Somalida ee loo yaqaan Ogaden.

Shamaahiye wuxuu ka mid yahay 6 qof oo liiska ku jira dadka loo haysto falal iyo xaqgudub ay u gaysteen shacabka ku nool deegaanka.

Jeelkan waxaa la xidhay markay dawlad cusubi ka dhalatay degaanka Ogadenia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here